Wararkii ugu dambeeyey qaraxyadii Baydhabo & khasaare xooggan oo ka dhashay (Sawirro)

Ugu yaraan 11 ruux oo shacab ah ayaa la soo sheegayaa iney ku dhinteen, qaar kale oo badana ku dhaawacmeen qaraxyo xoogan oo caawa wax yar ka hor salaadii maqribka ka dhacay Magaalada Baydhabo. Weeraradan ayaa yimid ka dib markii labo nin oo ismiidaamiyay ay si gooni gooni ah isugu qarxiyeen hotel Bilan iyo maqaaxida … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey qaraxyadii Baydhabo & khasaare xooggan oo ka dhashay (Sawirro)